MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Madaxweynaha Puntland oo ku dhiiri geliyey Culumaa’udiinka inay xisbi furtaan
In muddo ah waxaa soo baxayey warar la xariira xisbi dhawaan ay ku dhawaaqi doonaan qaar kamid ah culumaa’udiinka iyo ganacsato ku sugan Puntland kuwaasi oo hada xiriir dhaw laleh Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole.
Raisul wasaare Shirdoon oo Carabaabay in xukuumadiisu ay bahal dahab ah gali doonto (Warbixin)
Raisul wasaaraha Xukuumadda Somalia Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa mar kale ku celiye balan qaadkiisa ahaa in dalka Soomaaliya Xukuumadiisa ay ku sameyn doonto isbedel muuqda.
C/kariin Xusein Guuleed ’’waxan xoojin doona hamiga Ciidamada dalka’’
Wasiirka cusub ee wasaarada arimaha gudaha iyo amniga qaranka Xukuuumadda Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo ka hadlaye xaflada xilwareejintiisa ayaa wuxuu balan qaaday in laamaha kala duwan ee ammaanka dalka Soomaaliya la tayeen doono maalmaha soo socda. Sida uu hadalka u dhigay
Shariif Sheekuna Maya’’ Xukuumadda Cusub waa inay iska xil saarta maalgalinta Booliska Somalia’’
Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Shariif Sheekuna Maya ayaa sheegay in Booliiska Soomaaliyeed ay ubaahan yihiin dhisida dhanka qalabka iyo tayada ciidamada Booliiska
Madaxweynaha Mareykanka oo indhaha ka qabsaday xasuuqa Yahuuda, Xamaasna udigay
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay in dadaalada la doonayo in lagu qaboojiyo dagaalada ugu dambeeya ee dhex maraya Israel iyo falastiiniyiinta ay tahay in dadaaladaasi ay ku bilowdaan in Xamaas ay joojiso gantaalada ay ku tuureyso dhulka Israel.
Ciidamada Kenya oo la’ meel ay umarayaan Burcad dhawaan ka dishay 41 askari “Faah Faahin”
Burcad dhawaan xasuuq ugaystay ciidamada Kenya isla markaana ka dishay ilaa 40 askari, ayaa haatan bilowday in ay isticmaalaan haweenka iyo caruurta si ay isaga difaacaan rasaasta kaga imaanaysa ciidamada Kenya.
Deg Deg: Rabshado ballaaran oo ka jira Xaafada Islii iyo Rasaas xoogan oo dhacaysa
Rabshado lagu bartilmaameedsanayo dadka Soomaalida ah ayaa saakay ka soconaya xaafada Islii ee magaalada Nairobi, iyadoona la maqlayo rasaas xoogan.
Col. Cabaas Gurey:- Ma aha in dowladdu ay ku mashquusho maamul u sameynta gobolada Jubbooyinka ee waa inay…
Col. Cabaasi Ibraahim Gurey oo ka mid ah saraakiisha hogaamisa ciidamada dowladda ee gobolka Gedo ayaa sheegay in shacabka Jubooyinka ay xaq u leeyihiin in ay iyagu soo dhistaan maamulkooda, wuxuuna intaasi ku daray in shacabka ku dhaqan gobolada Jubbooyinka aysan ahayn shacab dowlad diid ah, lana doonayo in dowladda Soomaaliya ay siiso xornimo ay ku soo dhistaan maamul ay raali ka yihiin sida uu yiri.
Qaar ka Mid ah Wasiiradii Hore oo shalay Xil Wareejin Sameeyay
Munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa xubno ka mid ahaa golihii hore ee wasiirrada waxay xilalkii ay hayeen ku wareejiyeen xubno ka mid ah golaha cusub ee wasiirrada.
Gacan ka hadal ka dhacay kulan ka dhacay magaalada B/weyne iyo Guddoomiyaha gobolka Hiiraan iyo xigeenadiisa oo ka xiray
Kulan ay maamulka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada AMISOM ee ka socda Jabuuti ay shalay ku yeesheen duleedka magaalada Beledweyne ayaa waxaa looga wadahadlay sidii ay ciidamada Jabuuti gacan ugu geysan lahaayeen tayeyna ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Hiiraan, sidoo kalena ay uga qeybqaadan lahaayeen sidii ay gacan ugu geysan lahaayeen sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadka ay dhibaatadu ka soo gaartay fataxaadii wabiga shabeelle.
Muran iyo isqabqabsi xoogan oo ka dhex bilowday maamulka sare ee Ahlu Sunna oo isku khilaafsan…
Shirweyne ay ka soo qeybgaleen maamulada Ah-sunna ee gobolada dalka Soomaaliya wakiilo ka kala yimid dalka dibaddiisa iyo mashaa’ikh caan ah oo ka tirsan culuma u’diinka Ah-sunna ayaa dhawaan lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, waxaana lagu doortay sida la sheegay Guddiga sare ee Ahlu Sunna iyo hogaanguud oo ay Ahlu Sunna yeelato.
Render time: 0.25 seconds 4,525,629 unique visits Top