KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
(Daawo Sawiro) Ciidamada Badda Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Kalluumaysato Ajaanib Ah Iyo Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo illaalo Ka Haysay
Ciidamada badda ee maamulka Puntland ayaa hawlgal ay ka sameeyeen xeebta degmada Laasqoray ee bariga gobolka Sanaag ayaa waxaa ay kusoo qab-qabteen 78 kalluumaysato ah, kuwaas oo u dhasho ahaan kasoo jeeda dalka Iiraan iyo dhalinyaro Soomaaliyeed oo ilaallo ka hayey doonyahani jariifka ah ee kalluumaysatadu ay wateen.
(Daawo Muuqaal) Wasiirka Arrimaha Dibeda Ee Dalka Iiraan Oo Wax Yaableh Ku Tilmaamay In Maraykanka Iyo Canada Ay Ku Eedeeyaan Iiraan In Xidhiidh Ay Lala Leedahay Ururka Al-qaacida
Wasiirka arrimaha dibeda ee dalka Iiraan Mr. Ali Akbar Salehi oo la hadlayey Telefishinada Caalamka ayaa eedayn culus u jeediyey dowladaha Maraykanka iyo Canada oo uu sheegay inay qab-qabteen rag u dhashay dalka Iiraan isla markaasna ay ku eedeeyeen inay tirsan yihiin ururka Al-qaacida.
Taageeridda Baaqa Maamulka Khaatumo State Of Somalia
Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda,midnimadda iyo
Cadaaladda codka Somaliweyn inteeda dareen iyo damiirka
wadaniyadeed leh,midnimo illaaliyaasha dhabta ah,marna
ogalan kareeyn gunimada iyo gumeeysi hoos joogida,asal
u leh xoriyad iyo gobanimo difaacida,dowladnimadda iyo
walaalnimada u taagan,Raxmaanka ka rajeeynaaya mustaqbal
wanaagsan,nabadgelyo buuxdda iyo midnimo dhab ah cadaalad
leh,xaq soor,garsoor dhab ah iyo hogaamin daacadnimo leh
iyo hufnaan maamul dowladeed(dalkiisa difaaca,dadkiisa-ba
daryeela).
Af Soomaali ku dheh W/Q Idiris S Axmed Dooxa-joog
Aqriye saw ma ahan in Soomaali lagu dhaho , Maxaa qasbaaya in la soo ergaysto afkale , Halka aynnu helli karo in afkeenna Soomaaliyeed eray bixin looga hello erayadda qalaad ee isbadalka casriga la socda, ee innaga innagu cusub
Wasiir katirsan Xukuumada Somalia iyo Sargaal Ciidan oo la bahdilay loona Diiday in ee galaan Garoonka Aadan Cadde
Wasiiru Dowlo katirsan Xukuumada Federaalka Soomaaliya iyo Sargaaal isna katirsan Ciidanka Milatariga Xooga Soomaaliyeed ayaa saakay loo diiday in ee gudaha u galaan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
War Deg Deg Ah Barre Hiiraale iyo Ciidamo badan uu wato oo gaaray Magaalada Kismaayo iyo Xiisad cabsi oo halkaasi ka taagan
Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya halkaasi maanta gaareen laguna arkay Ciidamo tiro badan uu wato Col. Barre Aadan Shire Hiiraale oo horey uga mid ahaan Baarlamaanka Soomaaliya iminkana ku jira Saraakiisha Ciidanka Dowlada.
William Hegue oo kasocday Dawlada Britain oo Muqdisho soo gaaray (Warbixin)
Wafdi uu hogaaminayey Xoghayaha Arimaha dibada Dawlada Ingiriiska William Hegue ayaa waxay maanta soo gaareen magaalada Muqdisho iyagoo kulamana la qaadanaya mas’uliyiin katirsan dawlada Somaliya.
DAAWO Nin iyo Naag Soomaali ah oo aan is qabin iskuna dhalay 3 caruur ah Shiishadda & dhaqan Xumo Cusub!!
Qaar ka mid ah haweenka Soomaalida ah ee ku nool magaalada Nairobi ee dalka Kenya ee isticmaala balwadaha kala duwan ee ay Shiishada ka mid tahay ayaa waxaa la sheegay inay bilaabeen dhaqan xumo cusub.
War Deg Deg Ah Dagaal Culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada iyo kuwa Al-Shabaab oo Xiligan soconaya
Wararka naga soo gaarayo Gobolka Baay ayaa sheegaya in xiligan Deegaano ku dhaw dhaw Magaalada Baydhabo uu kasocdo Dagaal Culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Dagaalamayaasha Al-Shabaab.
Howlgal jidgooyo qaadis oo ka dhacay wadada xiriirisa Magaalada Muqdisho iyo gobolada dhexe
Howlgal lagu qaadayay jid gooyooyin yaalay wadada isku xerta Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dhexe ee dalka ayaa waxaa laga sameeyay wadadaasi , iyadoona la arkayay Ciidamada Dowlada oo ku hoolan isbaaro qaadistaasi.
R/wasaare Saacid oo ka dhawaajiyay in Soomaaliya xilligeedii ugu khatarta badneed ay mareyso amniga guduhuna uu faraha ka baxay.
Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), R/wasaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa waxa uu cod dheer ku sheegay in dhibatadii ugu darned Soomaaliya ay xilligaan kajirto amaankana uu xumaaday.
Render time: 0.48 seconds 4,939,926 unique visits Top