MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya oo amray in ciidamadiisa isku diyaariyaan weerar kadhan ah Mareykanka
Dowlada dalka Waqooyiga Kuriya ayaa sheegtay inay diyaarisay hubkeeda casriga ah si ay weerar ugu qaado xagiisyada Mareykanka ee Koofurta Kuuriya.
Gudoomiyaha Marka: “majirto cid xilka iga qaaday”
Gudoomiyahii Marka Axmed Macalin Cukaash oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sharci daro ku tilmaamay xil ka qaadistii lagu sameeyay.
Dowlada Soomaaliya oo hubkii ugu horeeyay helaysa iyo Xasan Sh Maxamuud oo walwalsan
Dhawaan QM ayaa xafiifisay cunaqabatayntii dhinaca hubka ee Soomaaliya iyadoo qeyb ahaan la qaaday kadib kulan ka dhacay xarunta QM ee New York.
Jabuuti oo lagu amaanay taageerada Soomaalia
Xili la rumeysan yahay in uu hoos u dhacay awooda burcad badeeda Soomaaliy ayaa Ku xigeenka Sarkaalka ciidamada Badda Midowga Midowga Yurub Admiral Eric Dupont waxa uu sheegay in ciidamada Jabuuti qeyb libaax leh ay ka qaateen dagaalada lagula jiro ciidamada Badda,isagoona hoosta ka xariiqay inay si wada jir ah u sii wadi doonaan soo afjarida weerarada burcad badeeda Soomaalida.
Jawaari:Naafada waxay ubaahan yihiin waan uqabaneynaa baahidoodana waan tixgelineynaa
Kusimaha Madaxweynaha Somaliya ahana Afhayeenka Golaha Baarlamaanka Maxamed Cusmaan Jawaari oo kulan muqdisho kula qaatay dadka Naafada ah.
DAAWO Rasaas Afsaar & Baas ah ka dib Mucaaradka Syria oo si Live ah gacanta ugu dhigay Wiilal u dagaalamayay
Magaalada Xoms (Homs) ee dalka Syria waxaa xaafado ka tirsan si toos ah ula wareegay xoogaga Mucaaradka ku kacsan Madaxweeynaha dalka Syria Mr.Bashar Al Asad oo dhoor jiho ka soo galay deegaankaas.
DAAWO Xaasidnimada ciidamada Ruushka ee Xeebaha Somalia & Caqli xumada Burcad badeeda oo la qiyaamay
Labo Qiyaamo oo ka dhacday Xeebaha Bada Somalia ayaa ugu dambeeyntii isku badashay mid uu ku daatay dhiig fara badan.
Jawiga Magaalada Muqdisho oo saakay sidii hore wax badan ka badalan iyo Dadka oo saakay badi wada hurda
Roobab ee dadka iyo duunyadu ku diirsadeen ayaa xalay ka da’ay Magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah Gobolada Dalka kaa ee ku diirsadeen dadka iyo duunyada.
DAAWO Aabe Isku dayay In Uu Kufsado Gabadhiisa
Aabe Carab ah ayaa isku dayay in uu Kufsado gabadh uu dhalay oo 13 Sana jir ah ka gadaal markii uu Cabay Maadooyin maanka badalaya oo ku dhaliyay dareen waali ah.
DAAWO Masuulka Ugu Sareeya Shirkada Nokia Oo Dhulka ku tuuray Telfoon Iphone ah
Masuuulka ugu sareeya Shirkada Nokia oo u waramayay Tv ku yaala dalka Filland ayaa dhulka ku dhiftay Iphone uu ka qaaday Wariye Waraysanayay ka gadaal markii uu ka carooday soo bixinta wariyaha uu jeebkiisa ka soo saaray Telfon-kaasi.
DAAWO Waris Diiriye “Nin ayaa si Xun ii Xoogey “!!
Waris Diiriye oo Soomaali ah dhalasha ahaanteeda ayaa waxa ay shaacisay in nin u dhashay Brussels uu kufsaday sida ay ku andacootay sababtaasi oo ay isbitaal la jiifto.
Render time: 0.23 seconds 4,491,225 unique visits Top