MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Madaxweynaha dowlada Soomaaliya oo kahadlay Go’aankii Maxkamada Sare ee Kenya
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa uhambaleeyay madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta.
Xildhibaan katirsan Somaliland oo daad uu ku qaaday duleedka Hargaysa iyo dad kale oo dhintay
Xildhibaan Aadan Shire Faarax (Aadan San-weyne) oo ka tirsanaa Mudanayasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa lagu soo waramaya inuu Daad ku qaaday Dooxyada u dhaxeeya Hargeysa iyo Berbera isagoo u safrayay dhinaca Burco.
MUUQAAL: Ugaas-ka Beesha Sadde oo gaaray Magaalada Kismaayo “Sababta”
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa gaaray Wafdi balaaran oo horkacayay Ugaaska Beelaha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi, waxaana kusoo dhaweeyay garoonka Kismaayo Masuuliyiinta Maamulka KMG ah ee Magaalada Kismaayo iyo qaar kamid ah Ergooyinka ku xaraysan Jaamacadda Kismaayo.
Maryam Qaasim oo beenisay in daacuun uu ka jiro Baledweyne
Warar sheegayay in cudurka Kalooraha ama daacuunka uu ka dilaacay magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa beeniyay Xukuumadda Soomaaliya.
Abuu Cabdalla: “waxaan dilnay askar isugu jira AMISOM iyo dowladda”
Dagaalo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Sh/hoose oo ay ka mid tahay duleedka magaalada Marka iyo deegaanka Janaale ayaa waxaa guulo ka sheegtay Al Shabaab.
Ra’isul Wasaaraha dowlada oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garbaharey si
Ra’isul Wasaaraha dowlada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa goordhow gaaray magaalada Garbaharey ee xarunta gobolka Gedo.
NIN DHAXALKIISA UGA TAGAY GABAR UU JECEL YAHAY DARTEED.
Nin dhalinyaro ah ayaa ku waayey dhaxalkiisii oo hanti guurto iyo Ma guurto isugu jirta gabar uu jaceyl u qaadey darteed.
DAAWO Video Ugu Horeeyay Oo Laga Duubay Maskaxda Aadanaha oo Fikiraysa !!
Muuqaalkan ayaa noqday Video-gii ugu horeeyay abid ee laga duubay Maskaxda Bini’aadamka oo Fikiraysa dhaqdhaqaaqna samaynaysa taasi oo sahli doonta arima muhiim ah.
Daqiiqad Ku Fiiqo Qare dhan (Ka Baro Halkan )
Qaabkan ugu fudud ee loo jaro qaraha ayaa waxaa tartan ku galay ilaa 100 qof wallow nin u dhashay Japan ay guusha raacday markii uu soo jiitay indhaha dadkii daawanayay tartankaasi.
Bisad Weligaa Maku dhahday Albaabka Iga Fur (Video Cajiib ah)
Bisad yar ayaa ka yaabsatay dad daganaa guriga ay ku nooleed ka gadaal markii qaab Yaab leh Albaabka usoo garaacday iyada oo dalbanaysa in Albaabka laga furo.
Ninka Aduunka Ugu Dheer iyo Ninka Ugu Gaaban Oo Kulmay ! (VIDEO DAAWO)
Ninka Aduunka ugu Gaaban iyo Midka Ugu dheer ayaa Kulan yeeshay waxaana yaab iyo amakaag ay noqotay markii jilibka hoostiisa uu la ekaaday ninka dunida ugu gaaban.
Render time: 0.91 seconds 4,503,129 unique visits Top