Xildhibaano sheegey in madaxda dowladda ku cadaadineyso in ay la noqdaan mooshinka Ra’isulwasaaraha
Xildhibaano maanta shir jaraa’id qabtay waxa ay sheegeen in madaxda dowladda ay maalmahan qabanayeen kulamo ay la yeelanayeen xildhibaanada qaarkood iyaga oo ku cadaadinayay in ay la noqdaan mooshinka kalsoonida baarlamaanka loogu weeydiiyo Ra’isulwasaaraha.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Wafdi ka socday IGAD oo shalay gaaray halkaasi ay kulamo la qaateen qaar kamid ah ergada soo dooratay Axmed Madoobe oo ay kala hadleen sida ay doorashada u dhacday.
Dagaal culus oo dhax maray ciimada Dowlada iyo kuwa alshaab oo ka dhacay Gedo….
Dagaal Xoogan oo u dhexeeya Ciidamadda Al-shabaab iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ayaa ka dhacay deegaanka Faxfaxdhuun oo ka tirsan gobolka Gedo ee koonfurta Dalka Soomaaliya.
sida laga soo xigtay Maamulka magaalada Baledxaawo Shan ka mid ahal-Shabaab ayaa isku dhiibay maamulka dowladda ee degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo.
Pro Gaandi oo waan waan ka wada magaalada Kismaayo
Pro Maxamed Cabdi Gaani oo lagu eedeeyo in Kenya uu la wadaago dano gaar ah oo ay ku leedahay Soomaaliya ayaa waxa uu wadaa kulamo waan waan ah oo la yeelanayo sida wararku sheegayaan Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale.