Nikolas Key
II WAD SHEEKADA
DOOD WADAAG
MAALMUHU WEY
DOORASHADA BAYDHABO
SIRTII MADAXTOOYADA
HELP YATEEM
MUSALSAL CEYNI
DOOD ADAG
ARRIMAHA BULSHADA
MUSALSAL NUURA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
FADA QALBUHA ABYADH
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
AFLAAN CUSUB
English News Update
Foreign Secretary welcomes progress made in Geneva on Ukraine
19-04-2014

Somalia: A roadside explosion targets AMISOM convoy in Kismayo
26-03-2014

AMISOM condemns attack in Buulo Burto town in Hiiraan
19-03-2014

Al Shabaab leader urges Somalis to battle old enemy Ethiopia
11-03-2014

Al-Shabab 'retreat' in battle for town
07-03-2014

Ukraine crisis: Crimea military base stand-off 'ends'
07-03-2014

EXCLUSIVE: LYPITA NYONG’O IS DATING “WAVIN’ FLAG” RAPPER K’NAAN NOT JARED LETO!
05-03-2014

Faah faahin laga helayo qarax xalay ka dhacay Gaalkacyo
Warar dheeraad ah ayaa saaka laga helayaa qarax xalay lagu weeraray magaalada Gaalkacyo qeybta waqooyi gaar ahaan Koontaroolka Koonfureed.
Khabiir ka socda FIFA oo Muqdisho soo gaaray
Sarkaal darajo sare leh oo ka socda Ururka kubada Cagta aduunka ee FIFA ayaa maanta dalka soo gaaray, waxaana ujeedada socdaalkiisu ay tahay in uu hogaamiyo tababar heer caalami ah oo FIFA u qabaneyso garsooreyaasha sare sare ee dalka oo ay ku jiraan kuwa heerka caalami.
Foreign Secretary welcomes progress made in Geneva on Ukraine
Speaking after talks in Geneva the Foreign Secretary welcomed the agreed steps to de-escalate the current Ukraine crisis.
Gudoomiyaha Gobolka Shabelada dhexe oo shegay in Dagaalkii Balcad uu salka ku hayay xil ka qaadis
Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Cabdi Jiinow Calasow ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay degmada Balcad, kaasoo u dhaxeeyay ciidamo boolis iyo milateri, isagoo ku dhawaaqay in dhowaan Maxkamad la horkeeni doono cidii ka dambeysay dagaalka.
UNHCR oo Kenya ka dalbatey in ay si wanaagsan u ula dhaqanto qaxootiga xabsiyad ugu jira
UNCHR ayaa soo saartay warbixin ay kaga hadleyso howlgaladii ugu dambeeyay oo ay ciidamada Kenya ku qabqabteen dad badan oo Soomaali ah, kuwaasi oo qaarkood dib loogu soo celiyay dalka Soomaaliya.
Qaramada Midoobey oo Dagaal ka Iclaamisey Somaliya lagu Soo afjarayo Al-shabaab
Nichlos Kay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay dalka Soomaaliya oo la hadlay BBC-da qeybta Afrika la hadasha, ayaa wuxuu sheegay in wajigii koowaad ee howlgalka Amisom iyo ciidanka Dowladda uu si wanaagsan uguuleestay.
Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta Soomaaliya oo sheegay in aan la dhagaysan doonin Taleefano Danbe.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka hor-tegi doonto in la dhageysto taleefoonada madaxda dowladda, kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in la dhageysan jiray taleefanada Madaxdii hore ee Soomaaliya.
10 Isbaaro oo taala Duleedka Afgooye, yee u taalaa?
Wararka laga helayo Gobolka Sh.Hoose ayaa sheegay in Wadada dheer ee Xiriirisa Magaalada Afgooye iyo Degaanka Wanlaweyn ee Gobolka Sh.Hoose ay ka taagan yihiin dhibaato ku aadan Falal amaanka ka baxsan.
Uhuru Kenyatta: Howlgallada Kenya maahan kuwo Siyaasadeed
Madaxweynaha Dowladda Kenya Uhuru Kenyatta ayaa jawaab cad ka bixiyay hadalo dhawaan soo ifbaxay kuwaasi oo ku aadanaa in Ciidamada Booliska Kenya ay beegsadaan Soomaalida ku nool Dalkaasi.
Nichlos Kay oo sheegay in Al-shabaab ay Daciifeen
Iyadoo hada uu istaagay howlgalka ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Amisom ay ka wadeen Gobalada dalka Soomaaliya ee Shabaab lagula dagaalamaye, ayaa Qaramada Midoobay oo arintaasi ka hadashay waxa ay sheegtay inuu bilaawan doono howlgalka Shabaab looga saarayo dalka.
Gudoomiyaha Deg/Shibis oo dhagax dhigay Dhismo cusub
Maamulka Degmada Shibis ayaa saaka dhagax dhigay dhismaha xarunta Afraad ee Degmada Shibis.
English News Update
Foreign Secretary welcomes progress made in Geneva on Ukraine
19-04-2014

Somalia: A roadside explosion targets AMISOM convoy in Kismayo
26-03-2014

AMISOM condemns attack in Buulo Burto town in Hiiraan
19-03-2014

Al Shabaab leader urges Somalis to battle old enemy Ethiopia
11-03-2014

Al-Shabab 'retreat' in battle for town
07-03-2014

Ukraine crisis: Crimea military base stand-off 'ends'
07-03-2014

EXCLUSIVE: LYPITA NYONG’O IS DATING “WAVIN’ FLAG” RAPPER K’NAAN NOT JARED LETO!
05-03-2014

Somalia’s Sacked Soldiers Threaten Mogadishu’s Security
28-02-2014

Hargeysa Airport Second Phase to start.
28-02-2014

Mogadishu faces new Suicide attack this morning after car exploded near restaurant.
28-02-2014

Genocide Experts Find Third Mass-Grave In Hargeysa Somalia
28-02-2014

SAMATAR YARE
RIYADA CARUURTA
QIYAAMO MUSALSAL
MARIA CLARA
JACEYLKA
DABINKII DUMARKA
SANADIHII LUMAY
SANADIHII LUMAY
FANKA IYO SUUGAANTA
Render time: 0.14 seconds 8,882,447 unique visits Top