MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Soomaali ku dhimatay shil ka dhacay dalka Mareykanka “Akhri Magacyada ragga dhintay”
Labo nin oo Soomaali ah oo waday gaari xamuul ah ayaa dhintay ka dib markii uu gaarigii kula dhacay wabiga Red Cedar ee gobolka Wisonsin ee Maraykanka.
Waxaa lagu kala magacaaba labaadis qof ee soomaalida ah ee shilka gaari ku dhintay Badru-diin Cali Siyaad iyo Maxamed Dhabarey,Soomaalida degan magaalada uu shilka ka dhacay ayaa xaqiijiyay magacyada dadkaasi
Maxamed Dhabarey waxa la aasay Arbacadii shalay, halka Bardu-diinna maanta oo Khamiis ah la aasi doono .
Arintan ayaa waxaa si aad ah uga naxay dadka soomaalida ee degan dalka maraykanka, ciidamada nabad-galyada wadooyinka ayaa haatan wada baaritaan ku aadan waxa keenay in gaariga uu ku dhaco wabiga Red Ceder
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,524,432 unique visits Top