MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Askari dad shacab ah ku rasaaseeyay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in askari katirsan ciidamada amaanka maamulka Kismaayo uu dad shacab ah rasaaseeyay.
Hal ruux ayaa dhintay sedex kalana dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii askarigan katirsan ciidamada amaanka maamulka Kismaayo uu rasaas la beegsaday goob dad shacab ah ku badnaayeen.
Goobjooge ayaa sheegay in ninkan uu rasaaseeyay dad kusugnaa goob qaad lagu iibiyo kadib markii uu isku dayay inuu qaadkaas dhaco.
Ciidamada amaanka maamulka Kismaayo ayaa gaaray halka falkaas uu ka dhacay iyadoona lasoo sheegayo in askarigii falkaas gaystay uu baxsaday.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,569,426 unique visits Top