MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Daawo Sawiro:- Burcad Badeed Somaali ah oo Lagu qab Qabtay Xeebaha Dalka Yemen
Burcad Badeed Somaali ah oo Lagu qab Qabtay Xeebaha Dalka Yemen

Koox Burcad badeed Soomaali ah ayaa lagu qabtay xeebaha dalka Yemen sida ay sheegeen Saraakiisha Sirdoonka Badda Dalkaasi.

Saraakiisha sirdoonka Jasiirada Qalansiya ee tabacsan Arqabil soo qadra ayaa sheegay in jasiiradasi ay si sharci dara ah ay ku soo gashay dooni ay la socden 17-qof oo Soomaaliya ah.

Saraakisha ayaa warbaahinta amaanka ee taabacsan Wasaarada arimaha gudaha Dalka Yemen waxa ay sheegeen in baaritaan dheer oo ay ku sameeyeen lagu ogaaday in doonida ay saarneed shixnad hub ah waxaana dadkaasi lagu soo eedeeyay in ay ka tirsan yihiin Kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida.

Baritaanka ayaa weli soconayaa 17-qof oo Somalida ah lagu wado waxana la geyay saldhigyada lagu baaro kooxaha lagu tuhmaayo burcad badednimada.







Haajir Elmi
Khrtoum-Sudan
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,519,212 unique visits Top