MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Ajay Devgn iyo Xaaskiisa Kajol oo ka soo muuqday Shashada Muda dheer kadib
Actarka caanka ah ee ka soo jeeda Dalka Hindiya Ajay Devgan oo ka soo muuqday Shashada ayaa waraysi uu siiyay TV Satar waxa uu ku sheegay in uu aad ula dhacsan yahay in mar kale uu wajiya cusub ku arko Xarunta Filimaanta Hindiya ee Bolloywoodka.

Labada Actar ee Caanka ah Ajay Devgan iyo Kajol ayaa labaduba ka soo muuqday Show lugu qabanayay Xarunta Bolloywoodka waxa ayna si wada jir ah u sheegen in uu jiri doono filim dhawaan ay labadaa Lamaane soo saari doonaan .

Ajay Devgan ayaa qaba Kajol waxa ayna u haysaa laba caruur ah kuwaa oo ku nool Magaalada Mumbia ee Dalka hindiya oo ajay devgaan ku dhshay 2 Apriil 1969kii .

Ajay davgaan ayaa soo saaray Filimaan badan waxa uuna yahay Actar soo saare ah oo alifa sheekooyinka Filimaanta sidoo kale waxa uu yaahy tafatire waxuuna leeyahay dhooor filim oo asga soo saare ka ahaa sheekooyinkiisana uu asaga qoray .
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,531,637 unique visits Top