MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Daawo muuqaalka: Qaramada Midoobay oo Cunaqabateynta hubka ka qaaday Soomaaliya
Kulankii golaha amaanka ee QM ayaa waxaa Soomaaliya looga qaaday cunaqabataynii dhanka hubka ee saarneyd kadib dood dheer oo laga yeeshay.
Golaha amaanka ee Q/midoobay ayaa si buuxda manta oo Arbaco ah isugu raaciyay in Cunaqabatayntii dhinaca hubka laga qaado Soomalaiya, Waxaana golaha amaanku sheegay in arrintaani ay dawlada u fududaynays ladagaalanka kooxaha ka soo horjeeda gaar ahaan Al shabaab.
15-ka xubnood ee uu goluhu ka kooban yahay ayaa waxaa ay ogolaadeen in dawlada dhexe ee Soomaaliya loo ogolaado Hubka fud fudud balse aan loo fasixin hubka Cul culus, waxana arrintaani meesha ka saaraysaa qayla dhaantii kooxaha xuquuqda aadanaha iyo Guddiga barista cunaqabataynta hubka ee iyagu kudoodayay in aa Soomalaiya xilligaan laga qaadin cunaqabataynta.
Waxaa loo ogolaaday dawlada Soomaaliyeed in Muddo halsano ah ay soo dagsan karto hubka loo fasaxay balse hadii ay ku guul daraysato xakamaynta hubka ay taasi mar kale ku celin doonto meesheedii oo ah in mar kale lagu soo rogo xayiraad.

Comments
Render time: 0.03 seconds 4,560,828 unique visits Top