MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Daawo muuqaalka: Dowlada Soomaaliya & Ahlu Sunna oo Heshiis Rasmi ah Qalinka ku Wada Duugay
Dowlada Soomaaliya iyo Ahlu sunna ayaa heshiis kala saxiixday kulan saacado badan qaatay oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud kasoo dhexmaray waftiga R/wasaare Cabdi faarax Shiirdoon uu hogaaminayo iyo masuuliyiinta ugu sareysa culuma udiinka ahlu sunna waljamaaca.
Kulanka oo lasoo gabagabeeyey xalay saqdii dhexe ayaa waxaa ay labada dhinac kala saxiixdeen oo dhowr qodob ka koobnaa Wasiirka arimaha gudaha oo dhanka dowlada Soomaaliya qalinka ugu duugay heshiiska ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya iyo ahlu sunna ay wada saxiixeen heshiis rasmi ah heshiiska ayaa waxaa ka mid ah in ciidamada ahlu sunna ay si buuxda u hoos tagayaan uguna biirayaan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.
Wasiirka arimaha gudaha xukuumada Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa amaanay doorkii ay culuma udiinka ahlu sunna waljamaaca ay ka qaateen la dagaalanka ururka alshabaab wuxuuna carrabka ku dhuftay in ahlu sunna laga abaal marin doono wanaagii ay usoo qabteen shacabka Soomaaliyeed.
Gudoomiyaha golaha fulinta culuma udiinka ahlu sunna waljamaaca Cabdi Cali Fiidow oo dhanka ahlu sunna u saxiixay heshiiska ayaa sheegay iney ku faraxsan yihiin heshiiska ay la gaareen dowlada federaalka Soomaaliya wuxuuna tilmaamay in ahlu sunna ay ka mid tahay dowlada Soomaaliya horane ay uga mid ahayd isla markaane ay hiil iyo hooba la garab taagnaayeen dhamaan dowladihii kumeelgaarka ahaa.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,519,587 unique visits Top