MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Daawo muuqaalka: Yuusuf Xassan oo Markale ku Guuleystay Kursiga Baarlamaanka Degmada kaamankuuji ee Magaalada Nairobi
Yuusuf Xasan Cabdi ayaa ku guuleystay xubinta kuriga baarlamaan ee degmada Kaamankuuji ee magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya natiijo rasmi ah oo kasoo baxday gudiga doorashooyinka wadanka Kenya ayaa lagu shaaciyey in si rasmi ah uu ugu guuleystay kursiga degmada kaamankuuji xildhibaan Yuusuf Xasan Cabdi.
Yuusuf Xasan ayaa hore kursigan ugu guuleystay bishii April ee sanadkii 2011 doorasho ku celis ahayd kadib markii in muddo ah uu soo jiitamayey muran ka dhashay doorashadii dhiigga badan ku daatay sanadkii 2007 ka dhacday wadanka Kenya.
Xildhibaan Yuusuf Xasan Cabdi ayaa wax badan ka qabtay adeegyada bulshada Xaafada Islii ee Soomaalidu degto taasoo ka tirsan degmada Kaamankuuji waxaana lagu xasuustaa dadaalka uu u galay in dadka xaafgada Islii ay helaan adeegyada aas-aasiga ah sida Amaanka,Wadooyinka Iyo Nalalka.
Yuusuf Xasan Cabdi ayaa dhawaan ku dhaawacmay xili uu kasoo baxayey masaajidka Al-hidaaya ee ku yaalla xaafada Islii markaas oo kooxo aan la aqoon ay Bam gacmeed ku tuureen waxaana weerarkaasi kasoo gaaray dhaawac iyadoona arintaasi lagu micneeyey iney la xiriirtay arimo siyaasadeed, Yuuusuf ayaa taageero buuxda ka haysta shacabka degmada Kaamankuuji oo u badan dadka Kenyanka ee aan Soomaalida ahayn.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,529,943 unique visits Top