MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Daawo muuqaalka: Madaxweynaha Soomaaliya & Wafti uu Hogaaminayo oo Dalka dib ugu Soo Laabtay Kadib Safar uu ku Tagay Dalka Qadar
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Max’uud iyo wafti ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa shaleey galabdalka dib ugu soo laaabtay kadib safar ay maalmihii danbe ku joogeen magaalada Dooxa ee caasimada wadanka Qadar. Wafdiga madaxweynaha ayaa markii ay garoonka kasoo dageen waxaa si diiran usoo dhaweeyey masuuliyiin fara badan oo ka tirsan dowlada Soomaaliya oo uu horkacayey Gudoomiyaha baarlamaanka Max’ed Sh Cismaan Jawaari. Markii ay waftigu soo caga dhigteen gagida diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa saxaafada uga waramay ujeedka safarka uu madaxweynuhu ugu socdaalay wadanka Qadar R/wasaare kuxigeenka ahna wasiirka arimaha dibada iyo Iskaashiga caalamiga ah Fowziya Yuusf Xaaji Aadan oo tilmaantay in wafdiga madaxweynuhu ay casuumaad rasmi ah ka heleen boqorka dalka Qadar. Fowziya ayaa sheegtay in waxyaabihii ay ka wada hadleen laba dhinac ay ka mid ahaayeen sidii dalka Qadar uu gacan buuxda usiin lahaa dowlada cusub ee dalka Soomaaliya,waxayna sheegtay in markii ay gaareen wadanka Qadar si diiran loogu soo dhaweeyey iyadoona tilmaantay in maaxda dalka Qadar ay u muujiyeen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh iyo waftigiisa sida ay diyaarka ugu yihiin taageero dhaqaale oo ay la garab istaagaan dalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa maalmhii lasoo dhaafay booqasho ku joogay wadanka Qadar iyadoona uu madaxweyne Xasan Sheekh ku hawlan yahay sidii uu u xoojin lahaa cilaaqaadka ay Soomaaliya la leedaha wadamada caalamka isla markaane uu taageero caalami ah ugu raadin lahaa dowladiisa.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,556,279 unique visits Top