MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Shacabka kunool suuqa xoolaha oo ka cabanayo ciidamada DF Somaliya
Qaar kamid ah Shacabka ku dhaqan XaafaddaSuuqa xoolaha ee Degmada Hiliwaa ayaa waxaa ay inoo sheegeen in ay dhibaato ku qabaan Ciidanka Dowladda Somalia gaar ahaan kuwo ku sugan Xaafadda Suuqa xoolaha.

“habenkii ma u bixi karno banaanka maxaayeelay waxaan ka baqeynaa Ciidamada ,waxaana ay inoo diidaan in aan dibadda guriga u soo baxno”ayuu yiri mid ka mid ah dad ka ku nool Suuqa xoolaha oo diiday in magaciisa la shaaciyo.

Dadka Shacabka ah ayaa Masuuliyiinta Dowladdawaxaa ay ka codsadeen in ay waxka qabtaan dhibaatadaan ay ku hayaan Ciidamada dowladda eejooga Suuqa xoolaha.



Waxaa sidoo kale Xaafadaas ku nool dadganacsata ah oo ka xamaasha Suuqa bakaaraha ,kuwaasoo aan ganacsigooda ku soo daahi Karin ,maxaayeelay waxaa ay ka baqayaan in Ciidanka ay waxyeeleeyaan.

Suuqa xoolaha ayaa waxaa uu kamid yahay Xaafadaha ay Ciidamada dowladda dhibka ku hayaan ,waana Xaafad ay deganyihiin dad farabadan.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,503,040 unique visits Top