MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Codad bixintii Kenya oo dood ay ka taagan tahay iyo Natiijadii oo la hakiyay.
Doorashi Madaxtinimo ee dalka Kenya ayaa waxaa ay ka taagantahay Muran xooggan oo ku aadan doorashada dalkaasii Kenya ,waxaana goobaha codbixinta ku sugan Masuuliiin ka tirsan Kenya.

Waxaa la soo sheegayaa in Natiijadii Doorshada la hakiyay kadib markii uu muran xooggan ka dhashay qaabkii loo codeeyay doorashadaas.

Goobaha ay muranka kataagantahay waxaa kamid ah Kisumu Degaankaas oo ay ku badanyihiin taageerayaasha Ra’isulwasaaraha hadda xulka haya Raila Odinga.

Degaankaas Kisumu ayaa la sheegay in kumnaan kamid ah cododkii shacabka la diiday kadib markii la sheegay inay khaldameen waxaana durbadiiba ka soo horjeestay Xisbiga ODM. ee Odinga Sidaa daraadeed waa la hakiyay Natiijadii la filayay in lagu dhawaaqo .
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,505,543 unique visits Top