MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
DAAWO Taangiyadii Bashar Al Asad oo xoog lagu furtay & Taaladii Aabihiis oo dhulka la dhigay (Daawo Muuqaal ahaan Guuldarada qabsatay+Warbixin) !!
Mucaaradka dalka Syria ee ku kacsan Madaxweeynaha dalkaas Mr.Bashar Al Asad ayaa markii ugu horeeysay guuldaro baaxad weeyn waxa ay dhabarka u saareen Ciidamada Milatariga dalka Syria ee difaacaya Madaxweeyne Bashar Al Asad gaar ahaan kuwooda gacanta ku hayay magaalada Al-Rakka (Al Raqqa)


Dagaal faraha looga gubtay oo maalmahaan ka socday xerada tababarka ciidamada Booliiska ugu weeyn dalka Syria oo ku taala magaalada Al Raqqa ayaa iminka lagu kala baxay waxaana la bursaday oo xaruntii ciidamada Booliiska laga qabsaday Xoogaga Bashar Al Asad oo hada ku ekaaday duqeeyn dhanka cirka ah oo kaliyah .

In ka badan 150-Askari oo ka tirsanaa ciidamada Madaxweeyne Bashar Al Asad ayaa lagu laayay magaalada Al Raqqa waxaana sidoo kale laga furtay inta badan Hubkii yaalay xeradaas oo u badnaa Taangiyo iyo Beebeyaal .

Shacab careeysan oo iskugu soo baxay magaalada Al Raqqa ayaa dhulka soo dhigay Taaladii ka taagneed magaaladaas oo eheed Sawir laga sameeyay Madaxweeyne Bashar Al Asad Aabihiis.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,511,490 unique visits Top