MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
DAAWO VIDEO: Madaxweyne Xasan oo fariin u diray Shacabka Soomaaliyeed
Madaxweyna Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Fariin u diray Shacabweynaha Soomaaliyeed meel Walba ay joogaan.
Madaxweynaha ayaa sheegay in Caalamka usoo jeestay Soomaaliya ayna Wax badan la Qaban karaan Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Ayaa Shacabka Soomaaliyeed ku Booriyay in ay Mar walba Sugin Gacansiinta Wadamada kale ee iyaga uun isku tashadaan, marka ay Dadka Soomaaliyeed isku Tashadaan ay sii Kordhayso gacansiinta Wadamada Caalamka ay Soomaaliya Gacan siinayaan.
Ugu Dambeentii Madaxweynaha ayaa Fariintiisa ka Codsaday in xoogga la saaaro sidii loo hirgalin lahaa waxa Soomaalidu dhamaandeed isku raacsan yihiin oo ay ka midka tahay ka shaqeynta Nadabadda, Dowladnimada, iyo Federaalka IWM.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,553,433 unique visits Top