MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Xukuumadda oo tababaro dibada u qaadeyso ciidamada ilaalada wadooyinka
Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta boostada iyo gaadiidka Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday in ciidamada ilaalada wadooyinka ee loo yaqaan taraafikada loo sameyn doono tababaro ku aadan sare uqaadista khibradooda shaqo ee ku aadan kala hagida gaadiidka.
C/laahi Ciilmooge Xersi Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta boostada iyo gaadiidka Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in tababarida ciidanka taraafikada ay kala kaashan doonaan dalal dersi la’ah dalka Soomaaliya.
Wuxuu sheegay in Bishiiba dalka dibadiisa loo qaadayo ilaa 50-ciidan taraafiko ah kuwaasi oo aqoontooda dhanka shaqada ah sare loogu soo qaadayo.
Ciilmooge ayaa sheegay in Xukuumadda iminka ilgaar ah ku eegi doonto ciidamada ilaalada wadooyinka ee Magaalada Muqdisho kuwaasi oo ku shaqeeya xaalado ammaandari iyo duruufo kale oo isbaheesta.
Ciidamada ilaalada wadooyinka ee taraafikada ayaa ka howlgala Magaalada Muqdisho gaar ahaan isgoosyada muhiimka ah halkaasi oo ay ku kala hagaan gaadiidka.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,532,210 unique visits Top