KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Aabaha ugu xun dunida oo noqday nin Ruush ah oo gabadhiisa oo siddeed jir ah ku qasbay inay kaxeyso gaari
Nin u dhashay dalka Ruushka ayaa lagu calaamadeeyay in uu yahay aabaha ugu xun dunida kadib markii uu ku qasbay gabadhiisa oo siddeed jir ah in ay ku wado baabuur inkabadan lixdan Mitir saacadii waddo baraf ah,


Dmitry Mihulchik oo 28jir ah ayaa filim ka duubay gabadhiisa Karina isagoo soo dhigay shabakadaha onlinka gabadha oo kaxaynaysa gaariga.

Waxaa uu ku qasbay gabadhiisa inay sii kordhiso kaxaynta gaariga kaasi oo u muuqday in uu dhowr jeer ka baxayo wadada.

Dad badan oo Ruush ah ayaa aad uga carooday waxa uu ku kacay Mihulchik halka qaar kalana ay amaaneen waxana ay sheegeen in ay iyaga ay barteen kaxaynta baabuurta iyagoo da’ yar.

Muuqaalka vidiyowga ayaa laga dhex arki karay aabahan oo dhinac fadhiya gabadhiisa Karina una sheegaya in ay sii kordhiso.

‘Waa 70kph ha fiirin saacada ee


waxaad eegtaa wadada oo kaliya.’

Kadibna waxa uu u dhiibay Kaamero xaaskiisa oo kursiga dambe fadhida isagoo u sheegay in ay duubto.

Iyadoo gabadhu ay sii kordhinayso xawaaraha uu gaariga ku socda ayuu aabaha marmar waxa uu la toosinayaa isteersada isagoo dhahaya: ‘ Gaarsii illaa boqolka.’

Markii ay gaarsiisay saacada 90ka ayuu ku celiyey: ‘Soco, ha fiirin xawaaraha ee saliida sii gaariga ha baqin.’

Hooyada iyo aabaha dhalay gabadhan ayaa waxaa haatan dambi ku haysta ciidamada booliska dalka Ruushka waxaana dhici karta inla ganaaxo lacag dhan 2,500 roubles (£55) taas oo ah inay u fasaxeen gabadh yar oo aan lahayn fasaxa wadida baabuurta inay kaxeyso baabuurkooda.
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,950,166 unique visits Top