MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Daawo Sawiro Cunug Shumis Dartii u Geeriyooday +SAWIRO
Dhalaan jira 2 Bilood ayaa shumis kaga yimid aabihiis awgii u geeriyooday kadib markii ay baaritaano kala duwan ku sameeyeen dhaqaatiirka ku howlaneed Caafimahadka cunugani yar.

Carl Maclaren oo ah aabaha dhalay cunugani yar ayaa xiiso uu uqabo dartiis ka shumiyey Sujuuda iyo Bishimaha isagoo afkiisu si daran u qoynaa misana Qaboow ahaa.

Hooyada dhashay cunugani oo lagu magacaabo Kaiden ayaa dhaqaatiirta u sheegtay waqtiga lagu arkay xanuunka kahor in Cunugani shumiyey aabihiisa ugana faalootay sida uu jawigu ahaa , Mudo asbuuc ah waxa ay dhaqaatiirtu kula tacaalayeen “life-support machine” balse ugu danbeyn sababtay inuu geeriyoodo muluqani yar.

Dhacdadaan oo ay dhaqaatiirtu ugu digtay waalidiintu in eey ku neefsadaan caruurta inta ay ka yaryihiin 4 bilood loona baahanyahay xanaano joogta ah.

Hoos ka daawo sawirada iyo Qoyska dhalay Muluqa.






Comments
Render time: 0.03 seconds 4,507,162 unique visits Top