DAAWO MUUQAAL Dhaqan La yaab leh oo Sheegaya Gabadha Aroosada ah In Ay Dad Ku Kor socoto Ilaa ay Ka galayso Gaarigeeda!!
Mid Ka Mid ah Wadamada Afrika Ayaa La Ogaaday In Wali uu Ka Jiro dhaqan Mudo Qarniyo Ka Hor Jiri Jiray Dhaqan kaasi oo Dhigaya In Gabdha Markii Ay Aroostahay In ay Ku Dulsocoto Dad Dhulka Jiifa Korkooda