MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
TOOS UDAAWO “LIVE” Tirinta codadka doorashadii Kenya iyo Uhuru kenyatta oo hogaanka uhaya Halka…
Najiitoojin hordhac oo ku dhacaya xaruunta dhexe ee Bomas Of kenya ayaa muujinaya in Uhuru kenyatta uu hogaaminayo musharaxiinta madaxweynimada u tartamasya.


Live streaming by Ustream
Mr Kenyatta (2,320,366) halka Mr Odinga (1,738,191). Peter Kenneth ayaa haysta 23,974, Narc-Kenya’s Martha Karua waxaa ay leedahay 15,228. Prof James Ole Kiyiapi (14,133), Mohammed Dida has 12,658, Paul Muite (4,254).
Ilaa iyo hada codadka la xisaabiyay waxa ay gaarayaan 4,062,094 sida uu sheegay gudiga doorashada dalka Kenya.
Deegaanka ay Soomaalidu ku badan tahay ee Kamakunji kana mid tahay Xaafada Islii ayaa waxaa hogaanka uhaya codadkii la tiriyay Uhuru Kenyatta oo haysta 22,762 halka Raila uu haysto 19, 607.
Sidoo kale waxaa ilaa iyo haatan codadkooda lahayaa 11,055 xarumood oo laga codeeyay kuwaas oo qeyb ka ah 31,981 xarumood oo dalka oo dhan ka furnaa.
William Ruto oo ah ninka utaagan madaxweyne kuxigeenka isbahaysiga Jubillee oo hogaaminaya codadka hordhaca ah ayaa sheegay in ay sugayaan inta ay IEBC kaga dhawaaqeyso natiijada kadib shir uu goordhow qabtay.
Doorashadaan ayaa musharixiinta u tartamaya jagada madaxtinimada dalka kenya , waxaa ugu cad cad labo musharax oo kala ah Uhuru Kenyatta iyo Raila Odinga , waxaana laga cabsi qabaa hadii midkood ku guulaysto in ay rabashado dhacaan .
Wararka qaar ayaa sheegay in galbeedka dalak kenya, gaarahaama magaalada kakameega saakay gaari lagu gubay ,iyadoo ay boolisku isku dayayaan in aysan sii fidin rabashdo, kooxaha la sheegay in ay saakayba ka bilaabeen rabashdo galbeeedka,waxaana xusid mudan in galbeedka dalka kenya uu ka soo jeediyo musharaxa isbahaysiga amani, Musaliya mudevadi,oo ka mid ah musharixiinta u tartamaya jagada madaxtinimada dalak kenya.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,490,383 unique visits Top