MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
DAAWO: Al-Shabaab lagu qabtay dagaalka ka socda dalka Maali
Warbaahinta caalamiga ah ayaa warisay in dagaalyahano katirsan xoogaga Shabaab lagu qabtay dagaalada ka socda dalka Maali.
Ciidamada Chad oo kamid ah howlgalka lagula dagaalamayo Islaamiyiinta Maali ayaa qabtay dagaalyahanadan kasoo jeeda Soomaaliya kana tirsanaa Shabaab.
Sidoo kale waxaa gacanta lagu dhigay dagaalyahano kale oo kasoo jeeda dalalka Marooko iyo Tuniisiya oo kamid ah dagaalyahanada Ajaanibta ah ee ka qeyb qaadanayey dagaalka ka socda dalka Mali.
Ciidamada Faransiiska ayaa gacan ka siinaya xukumada Maali iyo kuwa kale ee wadamada dariska la ah si ay uga adkaadaan kooxaha Islaamiyiinta ah.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,514,833 unique visits Top