OGEEYSIIS-Ka Soo Qeyb-gelida Xafladda Ururka Haweenka Dugsi
Xaflad Lagu qaban Doono Dalka Holland Xafladaas ay Soo Qaban Qaabiyeen Ururka Haweenka Dugsi Holland gudoomiyaha u tahay Marwo-Sahra Gamadiid,Xafladaas
ayaa la qaban doonaa hadi Allah idmo maalinta sabtida ah 09/03/2013,goobta
laga qaban doono cinwaankeeda waxaad ka arki kartaan qoraalka Sawirka la
socda,waxaa si xurmad leh looga codsanaayaa Jaaliyada Somaaliyeed degan
Dalka Holland iyo dalalka deriskeeda ah ka soo qeyb-galka xafladaas.
Fadlan ka daacalo ama ka dheeho Cinwaanka Halkan:-