MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Fanaanka Kaynaan oo Qorshaynaya In fanaaniin Ajaaniib ah Soomaaliya geeyo
Fanaanka caanka ah ee Soomaliyeed Kaynaan ayaa lugu soo waramayaa in u wado qorsha uu ku doonayo in Fanaaniin ajaaniib ah oo calamka ka socota geeyo Dalka Soomaaliya .

Kaynaan oo asal ahaan ka soo jeeda Soomaliya laakiin ka mid ah dhalinta ku kortay Qurbaha ayaa sheegay in uu doonayo in uu Fanaaniinta aduunka soo tuso hormarada dalka dib uga bilowday sida laga soo xigtay.

Lama oga in socdaalka uu doonayo in uu halkaa ku tago uu qayb ka noqon doono Bandhigya ay qabtaan laakiin waxay u badan tahay in ay soo indho indheeyaan si xaalada dhabta ah ee jirta wax uga soo ogaadaan .

Fanaanka caanka ah ee wacadarada ka dhigay sanadii 2010 dalka koofur Africa furitaankii Ciyaarahii aduunka luguna xasuusto heestiisa Calanka wada luula ayaa Sanadkii hore tagay Magaalada Muqdisho xiligaa oo abaaro Dalka ka jireen .
Comments
Render time: 0.02 seconds 4,543,926 unique visits Top