MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
DAAWO Diidi Naaji Oo Soo Saaray Muuqaalka Heesta Lawada Sugaayay Ee Kursigaan Daawasho Wacan.
Fanaanka Da,da Yar Diidi Naaji Ayaa soo saray Muuqaalka Heesta Kursigaan,waxuuna ku soo adiyay Xili Dorashada Soomaaliya ay soo dhamatay Kuna Guulaystay Xasan Sheekh Maxamuud.

Diidi naaji oo ah fanaan fanka dhaxal ku helay .ayaa u soo heesay Kursiga ay isku heesteen Madaxda Badan,waloow caawa lagu kala baxay Madaxweynane Lagu doortay Magalada Muqdisho.



Muuqaalka heesta waxaa ku jiro Muuqaalo Cajiib ah oo Fnaanka iska dhigaayo kooxaha isku heestay siyaasada Soomaaliya isaga oo mar ku soo labistay Khamiis Iskana dhigaya Wadaad marna ku soo labistay Astaanka Calanka Soomaaliya ,waxuuna sidoo Kale waxuu ku hadlay lahjadaha Dadka Soomalida ay kala leeyihiin ama Gobol kasta looga hadlo.Diidi Ayaa ah Fanaan sida abhiis Wadani U ah waxuuna qaday Dhowr hees oo wadani ah iyo sido kale heesaha Dhalinyarada ay ku ciyaraan ama ku boodboodaan.

Fanaanka Da’da Yar Diidi Naaji Ayaa soo saray Muuqaalka Heesta Kursigaan,waxuuna ku soo adiyay Xili Dorashada Soomaaliya ay soo dhamatay Kuna Guulaystay Xasan Sheekh


Maxamuud.

Diidi naaji oo ah fanaan fanka dhaxal ku helay .ayaa u soo heesay Kursiga ay isku heesteen Madaxda Badan,waloow caawa lagu kala baxay Madaxweynane Lagu doortay Magalada Muqdisho.

Muuqaalka heesta waxaa ku jiro Muuqaalo Cajiib ah oo Fnaanka iska dhigaayo kooxaha isku heestay siyaasada Soomaaliya isaga oo mar ku soo labistay Khamiis Iskana dhigaya Wadaad marna ku soo labistay Astaanka Calanka Soomaaliya ,waxuuna sidoo Kale waxuu ku hadlay lahjadaha Dadka Soomalida ay kala leeyihiin ama Gobol kasta looga hadlo.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,502,954 unique visits Top