MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
DAAWO Booliis si arxandaro ah dadka xarig & dil iskugu dari jiray oo iyagii qudhooda Xabsiga lagu guray
8 ka tirsan ciidamada Booliiska dalka South Africa ayaa Xabsiga la dhigay ka dib markii ay ku kaceen fal aad u xun oo Caalamka oo idil ka qeeyliyay. Ragaan ayaa waxaa laga duubay muuqaal Video Sir ah iyaga oo Nafta kaga jaray kuna jiiday qaarka dambe ee gaari ay wateen Wiil u dhashay dalka Musaambiik.

Booliiskaan naxariista daran oo iminka Xabsiga lagu guray waxaa loo heeystaa oo ay dileen Wiil Taksiile ah oo 27 jir ahaa kaas oo diiday in uu raaco xili ay doonayeen inay xoog ku kaxeeystaan .

Ciidamadaan Booliiska ah ayaa wiilkii waxa ay ku katiinadeeyeen gaari ay wateen qaarkiisa dambe kuwaas oo dhulka si naxariisdaro ah ugu jiiday.

Raga Booliiska ah ee loo heesta Dilka arxandarada ah ee Wiilkaan loo geestay ayaa lagu wadaa maalinta Isniinta in la soo taago Maxkamad maadaama la haayo Video cadeeyn ah xiligii ay ku kacayeen falkaan

Hooyada dhashay wiilkaan iyo dhamaan qooyska uu ka soo jeeday ayaa wali waxa ay ku jiraan baroor. Xabsiyada dalka South Africa waxaa sanad kasta ku geeriyoodo dad lagu qiyaasay isku dar 1200 oo Qof.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,529,037 unique visits Top