MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
(DAAWO VIDEO) Mucjiso la arkay kadib markii ay sujaayad u istaagtay sida qof tukanaayo sameysayna dhaqdhaqaaqii laga rabay
Dalka Ciraaq dhawaan waxaa ka dhacday arin Mucjiso badan oo aad loola yaabay kadib markii gabar u dhalatay Dalkaasi xili ay Salaad dukaneysay uu soo galay Filim Musal sal ay si aad ah u jecleen uguna taxneed kaa oo keenay in ay uga baxdo Salaadii ay dukaneysay una ilowdo Salaadii ay dukaneysay.



Gabadhan ayaana Salaadii ka baxday xili aysan dhameestirin Salaada waxa ayna u deg degtay daawashada Filimka Musal salka ah soo galay ilowsiiyayna waajibaadkii alle iyo Salaadii ay xiligaasi u taagneed.

Marakii ay Salaada ka baxday gabadha ayaa la arkay Sujaayadii oo sameyneysa in ay istaagto sameynaysana dhaq dhaqaaq taa oo dad badan layaab ku noqotay aadna uga fajaceen Mucjisadaas markii ay arkeen.

Dad badan ayaa kusoo uruuray halka ay ka dhacday Mucjisadan laguna arkay Sujaadayada kaligeed Dhaq dhaqaaqeysa oo taagan kadib markii gabadhii ku dukaneesay Sujaayadaasi ay salaada ka baxday markii uu soo galay Filim aay aadkaa ujecleed ee Musal salka ah.

Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa aad ugu tixan Filimaanta Musal salka ah ee kasoo gala Tv-yada iyadoona ay dhacdo in marka ay daawanayaan Musal salada iyo Filimaanta kale ay Salaada iyo waajibaadka kale ee saaran ilaawaan waqtigoodana ku lumiyaan filimaanta aan faa'iida u laheyn.
Comments
Render time: 0.02 seconds 4,480,248 unique visits Top