WAQTI FILM
II WAD SHEEKADA
DOOD WADAAG
MAALMUHU WEY
DOORASHADA BAYDHABO
SIRTII MADAXTOOYADA
HELP YATEEM
MUSALSAL CEYNI
DOOD ADAG
ARRIMAHA BULSHADA
MUSALSAL NUURA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
FADA QALBUHA ABYADH
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
AFLAAN CUSUB
English News Update
Somalia: A roadside explosion targets AMISOM convoy in Kismayo
26-03-2014

AMISOM condemns attack in Buulo Burto town in Hiiraan
19-03-2014

Al Shabaab leader urges Somalis to battle old enemy Ethiopia
11-03-2014

Al-Shabab 'retreat' in battle for town
07-03-2014

Ukraine crisis: Crimea military base stand-off 'ends'
07-03-2014

EXCLUSIVE: LYPITA NYONG’O IS DATING “WAVIN’ FLAG” RAPPER K’NAAN NOT JARED LETO!
05-03-2014

Somalia’s Sacked Soldiers Threaten Mogadishu’s Security
28-02-2014

Dagaalo ciidamada AMISOM iyo Al-Shabaab xalay ku dhex maray degmada Mahadaay
Dagaal u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo Al-Shabaab ayaa xalay ka dhacay degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, iyadoo dagaalka la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo laga maqlayay deegaano dhowr ah oo ka tirsan Gobolka.

Sida ay sheegayaan wararka Xoogaga Al-Shabaab ayaa dhowr jihi ka weeraray degmada Mahadaay, halkaasoo dhowaan fariisimo cusub ay ka sameysteen Ciidamada AMISOM, kadib markii Shabaabka ay bishii hore ku soo weerareen ciidamada dowladda oo horay degmada keligood ugu sugnaa.

Wararka ayaa sheegaya inuu jiro qasaare ka dhashay dagaalka, oo ay dad rayid ku jiraan, inkastoo aan si rasmi loo ogaan karin, waxaana xaalada degmada saakay ay tahay mid degan.

Madaafiicdii iyo hubkii cuslaa ee la isku weydaarsanayay dagaalkii xalay ayaa laga maqlayay ilaa magaalada Jowhar oo qiyaastii Mahadaay u jirta 30-KM.

Dadka deegaanka oo aanu la xiriirnay ayaa sheegay in wax ka badan dagaalka iyo jugtii cuslaa ee ay hurdada kaga tooseen waxaan aheyn aanay ogaan karin, maadaama ay tahay aroor hore, inkastoo jawiga degan yahay.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe, kan degmada iyo Taliska AMISOM ee Gobolkaas oo ku aadan dagaaladii cuslaa ee xalay ka dhacay Mahadaay.

Al-Shabaab oo bishii la soo dhaafay soo weeraray Mahadaay ayaa ka qabsaday baabuur Tikniko iyo saanad milateri Ciidamada dowladda, iyagoo muddo saacado heystay degmada, kadibna isaga baxay.

English News Update
Somalia: A roadside explosion targets AMISOM convoy in Kismayo
26-03-2014

AMISOM condemns attack in Buulo Burto town in Hiiraan
19-03-2014

Al Shabaab leader urges Somalis to battle old enemy Ethiopia
11-03-2014

Al-Shabab 'retreat' in battle for town
07-03-2014

Ukraine crisis: Crimea military base stand-off 'ends'
07-03-2014

EXCLUSIVE: LYPITA NYONG’O IS DATING “WAVIN’ FLAG” RAPPER K’NAAN NOT JARED LETO!
05-03-2014

Somalia’s Sacked Soldiers Threaten Mogadishu’s Security
28-02-2014

Hargeysa Airport Second Phase to start.
28-02-2014

Mogadishu faces new Suicide attack this morning after car exploded near restaurant.
28-02-2014

Genocide Experts Find Third Mass-Grave In Hargeysa Somalia
28-02-2014

SAMATAR YARE
RIYADA CARUURTA
QIYAAMO MUSALSAL
MARIA CLARA
JACEYLKA
DABINKII DUMARKA
SANADIHII LUMAY
SANADIHII LUMAY
FANKA IYO SUUGAANTA
Render time: 0.04 seconds 8,869,221 unique visits Top