Nikolas Key
II WAD SHEEKADA
DOOD WADAAG
MAALMUHU WEY
DOORASHADA BAYDHABO
SIRTII MADAXTOOYADA
HELP YATEEM
MUSALSAL CEYNI
DOOD ADAG
ARRIMAHA BULSHADA
MUSALSAL NUURA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
FADA QALBUHA ABYADH
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
AFLAAN CUSUB
English News Update
Prime Minister :The use of terror will not derail us from the progress made in securing Somalia”
22-04-2014

N Special Representative for Somalia condemns killing of parliamentarian and media worker
22-04-2014

Two Somali lawmakers killed in Mugadishu 24 hrs
22-04-2014

UN Special Representative for Somalia condemns murder of Somali MP
21-04-2014

Somalia: Gunmen kill traditional leader in Kismayo
21-04-2014

Dozens of Somaliland forces Surrender to Puntland Government
21-04-2014

Foreign Secretary welcomes progress made in Geneva on Ukraine
19-04-2014

XOG:- Yaa hagayay Qaraxii lagu qaaday gawaarida Hay’adda UNHCR , Yaase u sheegay ruuxii is Qarxiyay Kolanyada gawaaridaas ?
Shaki badan ayaa ka jira gudaha magaalada Muqdisho ka dib markii maalin cad Qarax nuuc cusub ah lagu qaaday gawaari kolanyo ah oo galbineeysay qaar ka mid ah masuuliyiinta Hay’adda UNHCR qaraxaas oo ka dhacay nawaaxiga garoonka dayuuradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho.
Qaraxaan waxaa durbadiiba sheegatay xarakada Al Shabaab oo warbixin ay soo saareen ku sheegeen inay qaraxaas ku dileen saraakiil Cadaan ah inkastoo goobjoogayaal shacab ah ay xaqiijiyeen inaysan waxba soo gaarin masuuliyiintii Hay’adda UNHCR ee wadadaas marayay.
Shakiga ugu balaaran ee jira ayaa waxa uu noqday yaa hagayay ruuxii is qarxiyay ee gaariga Miineeysan watay yaase u sheegay xiliga saxda ah ee masuuliyiinta Hay’adda UNHCR ku soo beegnaayeen halkii uu naftiis huraha gaariga Miineeysan ku sii diyaarsaday?
Xeeldheerayaasha Siyaasada dalka Somalia ku taqsuusay ayaa intooda badan waxa ay qabaan in ciidamada Dowlada ay ku jiraan maleeshiyaad ka tirsanaan jiray xarakada Al Shabaab balse dhanka dowlada dhoor sano ka hor ku soo biiray kuwaas oo sheegay inay ka soo baxsadeen ururka Al Shabaab waliba ay doonayaan ka mid ahaanshaha ciidamada Dowlada (Kaarto Milatari ?) .
English News Update
Prime Minister :The use of terror will not derail us from the progress made in securing Somalia”
22-04-2014

N Special Representative for Somalia condemns killing of parliamentarian and media worker
22-04-2014

Two Somali lawmakers killed in Mugadishu 24 hrs
22-04-2014

UN Special Representative for Somalia condemns murder of Somali MP
21-04-2014

Somalia: Gunmen kill traditional leader in Kismayo
21-04-2014

Dozens of Somaliland forces Surrender to Puntland Government
21-04-2014

Foreign Secretary welcomes progress made in Geneva on Ukraine
19-04-2014

Somalia: A roadside explosion targets AMISOM convoy in Kismayo
26-03-2014

AMISOM condemns attack in Buulo Burto town in Hiiraan
19-03-2014

Al Shabaab leader urges Somalis to battle old enemy Ethiopia
11-03-2014

Al-Shabab 'retreat' in battle for town
07-03-2014

Ukraine crisis: Crimea military base stand-off 'ends'
07-03-2014

EXCLUSIVE: LYPITA NYONG’O IS DATING “WAVIN’ FLAG” RAPPER K’NAAN NOT JARED LETO!
05-03-2014

Somalia’s Sacked Soldiers Threaten Mogadishu’s Security
28-02-2014

Hargeysa Airport Second Phase to start.
28-02-2014

Mogadishu faces new Suicide attack this morning after car exploded near restaurant.
28-02-2014

Genocide Experts Find Third Mass-Grave In Hargeysa Somalia
28-02-2014

SAMATAR YARE
RIYADA CARUURTA
QIYAAMO MUSALSAL
MARIA CLARA
JACEYLKA
DABINKII DUMARKA
SANADIHII LUMAY
SANADIHII LUMAY
FANKA IYO SUUGAANTA
Render time: 0.04 seconds 8,919,396 unique visits Top