Nikolas Key
II WAD SHEEKADA
DOOD WADAAG
MAALMUHU WEY
DOORASHADA BAYDHABO
SIRTII MADAXTOOYADA
HELP YATEEM
MUSALSAL CEYNI
DOOD ADAG
ARRIMAHA BULSHADA
MUSALSAL NUURA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
FADA QALBUHA ABYADH
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
AFLAAN CUSUB
English News Update
Foreign Secretary welcomes progress made in Geneva on Ukraine
19-04-2014

Somalia: A roadside explosion targets AMISOM convoy in Kismayo
26-03-2014

AMISOM condemns attack in Buulo Burto town in Hiiraan
19-03-2014

Al Shabaab leader urges Somalis to battle old enemy Ethiopia
11-03-2014

Al-Shabab 'retreat' in battle for town
07-03-2014

Ukraine crisis: Crimea military base stand-off 'ends'
07-03-2014

EXCLUSIVE: LYPITA NYONG’O IS DATING “WAVIN’ FLAG” RAPPER K’NAAN NOT JARED LETO!
05-03-2014

WAR BIXIN:- Yaa qaska ku haaya magaalada Muqdisho, Al-shabaab mise dowladda?
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya maalmahaan dambe aad ayuu u xumaaday amaankeeda, waxaase is weydiin mudan yaa ka dambeeya qaskaan ka taagan magaalada?.
Waa ariun jawaabteeda dad badan ay ku wareereen, hase ahaatee aniga ahaan waxay ila tahay mid ii sahlan, waayo waxa jira cid qarin kartaahi ma jiraan.
Dowladda Soomaaliya qudheeda kaalin bay ku leedahay amni xumida ka taagan magaalada Muqdisho, waayo waxay shaqada ka erisay ciidamo aad u badan misane hubkooda wata.
Qaanuun ahaan caalamka lagama sheegin askar iyaga oo hubaysan shaqo laga eryaayo waxaana la filan karaa wax walba inay sameeyaan.
Tusaale Hoobiyaal macmal ah ayaa magaalada ka bilawday, bal ma’idiin la tahay Al-shabaabkaan fursad gaadka ah in ay Macmal waqti isaga luminaayay, hadiiba ay heleen fursad ay wax ku tuuraan, balse maskaxdaada jawaabtaasi weydii?
Al-shabaab qudhoodo qaando qaboow ma ahan oo waaba kuwa ugu horeeya inay qasaan amaanka magaalada Muqdisho, waxaana iyaga intaa u dheer inay dhiig badan daadiyaan.
Qaraxyo ayeey geestaan, sidoo kale duqeynta kaalin ayeey ku leeyihiin, waxaana intaa u dheer dilalka qorsheesan.
Waxaaba intaasi ka daran siyaasiin af ku leeblayaal ah misane iyaga afka ku qaxinaaya shacabka Muqdisho balaayada jirtaana sii buun buuninaaya halkii ay xalka ka keeni lahaayeen.

W/Q Axmed Jaamac Diini.
Afeef:- Aragtidaan waxay ku kooban tahay qoraha ku saxiixan qoraalkaan
English News Update
Foreign Secretary welcomes progress made in Geneva on Ukraine
19-04-2014

Somalia: A roadside explosion targets AMISOM convoy in Kismayo
26-03-2014

AMISOM condemns attack in Buulo Burto town in Hiiraan
19-03-2014

Al Shabaab leader urges Somalis to battle old enemy Ethiopia
11-03-2014

Al-Shabab 'retreat' in battle for town
07-03-2014

Ukraine crisis: Crimea military base stand-off 'ends'
07-03-2014

EXCLUSIVE: LYPITA NYONG’O IS DATING “WAVIN’ FLAG” RAPPER K’NAAN NOT JARED LETO!
05-03-2014

Somalia’s Sacked Soldiers Threaten Mogadishu’s Security
28-02-2014

Hargeysa Airport Second Phase to start.
28-02-2014

Mogadishu faces new Suicide attack this morning after car exploded near restaurant.
28-02-2014

Genocide Experts Find Third Mass-Grave In Hargeysa Somalia
28-02-2014

SAMATAR YARE
RIYADA CARUURTA
QIYAAMO MUSALSAL
MARIA CLARA
JACEYLKA
DABINKII DUMARKA
SANADIHII LUMAY
SANADIHII LUMAY
FANKA IYO SUUGAANTA
Render time: 0.04 seconds 8,891,734 unique visits Top