Nikolas Key
II WAD SHEEKADA
DOOD WADAAG
MAALMUHU WEY
DOORASHADA BAYDHABO
SIRTII MADAXTOOYADA
HELP YATEEM
MUSALSAL CEYNI
DOOD ADAG
ARRIMAHA BULSHADA
MUSALSAL NUURA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
FADA QALBUHA ABYADH
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
AFLAAN CUSUB
English News Update
Prime Minister :The use of terror will not derail us from the progress made in securing Somalia”
22-04-2014

N Special Representative for Somalia condemns killing of parliamentarian and media worker
22-04-2014

Two Somali lawmakers killed in Mugadishu 24 hrs
22-04-2014

UN Special Representative for Somalia condemns murder of Somali MP
21-04-2014

Somalia: Gunmen kill traditional leader in Kismayo
21-04-2014

Dozens of Somaliland forces Surrender to Puntland Government
21-04-2014

Foreign Secretary welcomes progress made in Geneva on Ukraine
19-04-2014

Wafdi xaqiiqo raadin ah oo tagaya Baydhabo iyo warar ku saabsan shirarka isbarbarsocda ee Baydhabo ka socda
Warar aynu ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in maalmaha soo socda lagu wado inay tagaan magaalada baydhabo wafdi xaqiiqo raadin ah kuwaas oo kala socda urur goboleedka IGAD, Midowga Afrika, ANSOM iyo wakiilo ka soacda beesha caalamaka kuwaas oo sida la sheegay halkaasi u tagaya inay wax ka ogaadaan xaalada siyaasadeed hadda ka jirta magaalada baydhabo oo ay ka socdaan laba shir oo is bar bar socda kuwaas oo mid waliba lagu doonyo in maamul loogu sameeyo gobolada koofurta soomaaliya qaarkood.

Sida warku sheegayo wafdigan ayaa kulamo kala duwan la yeelanaya dhinacyda shirarkaasi isbarbarsocda ee mid kamid la doonayo in maamul goboleed loogu sameeyo 6 gobol ka mid gobolada koofurta soomaaliya halka kan kale la doonayo in 3 gobol maamul goboleed loogu sameeyo,waxaana labada shir oo ay ka qeybgalayaan ergooyinkala duwan ay hadda marayaan heer gebagebo ah lamana oga qaabka xal loogu helikaro shirarkaasi oo mid kastaa uu sheegato inuu isagu yahay kan sharciga ah.

Dhinaca kale warar naga soogaaraya magaalada baydhabo ayaa sheegaya in ergooyinka ka qeybgalaya shirka lagu dhisayo mamaul goboleedka ka kooban 6-da gobol shalay lagu doortay, Guddoomiye kuxigeenka koowaad iyo kan labaad ee Golaha Guurtida Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya taas oo ka dhacday Xaruunta ADC ee uu ka soconaayo Shirweynaha dhismaha Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya.

Sida warku sheegayo Xilalka qabashada Gudoomiye Kuxigenka Koowaad ee Golaha guurtida oo ay utartamayeen Afar Musharax ayaa ugu danbeyntii wareega labaad waxaa isugu soo haray Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur iyo Ugaas Warsame oo wareegii koowaad ka soobaxay waxaana ku guuleystay Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur halka Gudoomiye xigeenka labaad uu kusoo baxay Suldaan Siraaji Aadan oo ka soo jeeda beesha Ajuuraan.

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Malaaq Xasan Shure oo isaga horey loo doortay ayaa u sheegay ergadii shirkaasi in maalinta talaadada ah oo maanta ku beegan ay waqti fiican yimaadaan si loo magacaabo Guddiga doorashada Madaxmeynaha dowlad goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya.
English News Update
Prime Minister :The use of terror will not derail us from the progress made in securing Somalia”
22-04-2014

N Special Representative for Somalia condemns killing of parliamentarian and media worker
22-04-2014

Two Somali lawmakers killed in Mugadishu 24 hrs
22-04-2014

UN Special Representative for Somalia condemns murder of Somali MP
21-04-2014

Somalia: Gunmen kill traditional leader in Kismayo
21-04-2014

Dozens of Somaliland forces Surrender to Puntland Government
21-04-2014

Foreign Secretary welcomes progress made in Geneva on Ukraine
19-04-2014

Somalia: A roadside explosion targets AMISOM convoy in Kismayo
26-03-2014

AMISOM condemns attack in Buulo Burto town in Hiiraan
19-03-2014

Al Shabaab leader urges Somalis to battle old enemy Ethiopia
11-03-2014

Al-Shabab 'retreat' in battle for town
07-03-2014

Ukraine crisis: Crimea military base stand-off 'ends'
07-03-2014

EXCLUSIVE: LYPITA NYONG’O IS DATING “WAVIN’ FLAG” RAPPER K’NAAN NOT JARED LETO!
05-03-2014

Somalia’s Sacked Soldiers Threaten Mogadishu’s Security
28-02-2014

Hargeysa Airport Second Phase to start.
28-02-2014

Mogadishu faces new Suicide attack this morning after car exploded near restaurant.
28-02-2014

Genocide Experts Find Third Mass-Grave In Hargeysa Somalia
28-02-2014

SAMATAR YARE
RIYADA CARUURTA
QIYAAMO MUSALSAL
MARIA CLARA
JACEYLKA
DABINKII DUMARKA
SANADIHII LUMAY
SANADIHII LUMAY
FANKA IYO SUUGAANTA
Render time: 0.04 seconds 8,933,697 unique visits Top