Nikolas Key
II WAD SHEEKADA
DOOD WADAAG
MAALMUHU WEY
DOORASHADA BAYDHABO
SIRTII MADAXTOOYADA
HELP YATEEM
MUSALSAL CEYNI
DOOD ADAG
ARRIMAHA BULSHADA
MUSALSAL NUURA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
FADA QALBUHA ABYADH
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
AFLAAN CUSUB
English News Update
Prime Minister :The use of terror will not derail us from the progress made in securing Somalia”
22-04-2014

N Special Representative for Somalia condemns killing of parliamentarian and media worker
22-04-2014

Two Somali lawmakers killed in Mugadishu 24 hrs
22-04-2014

UN Special Representative for Somalia condemns murder of Somali MP
21-04-2014

Somalia: Gunmen kill traditional leader in Kismayo
21-04-2014

Dozens of Somaliland forces Surrender to Puntland Government
21-04-2014

Foreign Secretary welcomes progress made in Geneva on Ukraine
19-04-2014

Shirka dib u heshiisiinta Jubooyinka oo maanta lagu wado in uu Muqdisho ka furmo
Iyada oo laba jeer shirka dib u heshiisiinta dadka dega gobalada Jubooyinka iyo Gedo uu dib u dhacay sababo la xariira diidma ka timid maamulka Jubba ayaa maantana waxaa la filayaa in uu magaalada ka furmo maadaama xilligii la iclaamiyay ay maanta ku beegantahay ergadii ka qeyb gali laheed in badan oo kamid ahna ay soo gaareen caasimada.
Inkasta oo si rasmi ah aan loo ogeyn in kulanku maanta uu uu furmayo ayaa hadana waxa aan jirin caqabad ilaa hada lasoo tebiyay oo looga shakin karo in ay shirka dib u dhigto marka laga tago in ay dhici karaan cillada farsmo.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa safar laba maalin qaatay waxa uu ku tegay Kismaayo isaga oo maamulka halkaasi ka taliya ee Axmed Madoobe hogaaamiyo wax badan kala soo hadlay si loo dhamees-tiro heshiikii bishii Augost ee sanadkaan ku dhex maray labada dhinac magaalada Addis Ababa.
Socdaalkaasi ayaa waxaa la aaminsanyahay in uu bedelay wajigii siyaasadeed ee dowlada Soomaaliya iyo maamulka Jubba ee kumeel gaarka ah ay markii hore ku shaqeynayeen.
Kulanka Muqdisho ka furmaya ayaa waxa uu qeyb ka yahay heshiiskii Addis oo qoraayay in kulan laba weji ah oo kan hore Muqdisho ka dhacayo kan labaadna Kismaayo loo qabto bulshada Jubooyinka iyo Gedo si ay uga heshiiyaan dhibaatooyinkii dhex maray
English News Update
Prime Minister :The use of terror will not derail us from the progress made in securing Somalia”
22-04-2014

N Special Representative for Somalia condemns killing of parliamentarian and media worker
22-04-2014

Two Somali lawmakers killed in Mugadishu 24 hrs
22-04-2014

UN Special Representative for Somalia condemns murder of Somali MP
21-04-2014

Somalia: Gunmen kill traditional leader in Kismayo
21-04-2014

Dozens of Somaliland forces Surrender to Puntland Government
21-04-2014

Foreign Secretary welcomes progress made in Geneva on Ukraine
19-04-2014

Somalia: A roadside explosion targets AMISOM convoy in Kismayo
26-03-2014

AMISOM condemns attack in Buulo Burto town in Hiiraan
19-03-2014

Al Shabaab leader urges Somalis to battle old enemy Ethiopia
11-03-2014

Al-Shabab 'retreat' in battle for town
07-03-2014

Ukraine crisis: Crimea military base stand-off 'ends'
07-03-2014

EXCLUSIVE: LYPITA NYONG’O IS DATING “WAVIN’ FLAG” RAPPER K’NAAN NOT JARED LETO!
05-03-2014

Somalia’s Sacked Soldiers Threaten Mogadishu’s Security
28-02-2014

Hargeysa Airport Second Phase to start.
28-02-2014

Mogadishu faces new Suicide attack this morning after car exploded near restaurant.
28-02-2014

Genocide Experts Find Third Mass-Grave In Hargeysa Somalia
28-02-2014

SAMATAR YARE
RIYADA CARUURTA
QIYAAMO MUSALSAL
MARIA CLARA
JACEYLKA
DABINKII DUMARKA
SANADIHII LUMAY
SANADIHII LUMAY
FANKA IYO SUUGAANTA
Render time: 0.04 seconds 8,919,229 unique visits Top