Nikolas Key
II WAD SHEEKADA
DOOD WADAAG
MAALMUHU WEY
DOORASHADA BAYDHABO
SIRTII MADAXTOOYADA
HELP YATEEM
MUSALSAL CEYNI
DOOD ADAG
ARRIMAHA BULSHADA
MUSALSAL NUURA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
FADA QALBUHA ABYADH
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
AFLAAN CUSUB
English News Update
Foreign Secretary welcomes progress made in Geneva on Ukraine
19-04-2014

Somalia: A roadside explosion targets AMISOM convoy in Kismayo
26-03-2014

AMISOM condemns attack in Buulo Burto town in Hiiraan
19-03-2014

Al Shabaab leader urges Somalis to battle old enemy Ethiopia
11-03-2014

Al-Shabab 'retreat' in battle for town
07-03-2014

Ukraine crisis: Crimea military base stand-off 'ends'
07-03-2014

EXCLUSIVE: LYPITA NYONG’O IS DATING “WAVIN’ FLAG” RAPPER K’NAAN NOT JARED LETO!
05-03-2014

DEG DEG:- Ciidamo go’doon geliyay madaxtooyada Soomaaliya, iyo xaaladda oo kacsan
Warar goor dhow aan ka helney Xarunta Villa Somaliya ee magalada Muqdisho ilo ku dhow ayaa shegay in ay jiraan ciidamo aad u farabadan oo jarey wadooyinka soo gali jirey ilaa hadan u xiran.
Ciidamadaan oo iskugu jira Noocyada kala duwan e ciidamada sida Raga milatariga ee ay ku jiraa kuwii naafada Soomaliya iyo waliba Dumar aad u farabadan oo aan haba yaratee wadan wax huba balse diidan in ay waayaan shaqadii ay hayeen ciidamada oo laga ruseeyey.
Sidoo kale ciidamadaan ayaa banaanbax weyn waxaa ay ka wadaan barxadii Sayid Maxmed Cabdule xasan oo ay jareen Gaadiidkii marayey iyagoo ay dumarka yihiin horwadeenada Ciidamada maanta ka soo horjeeeda in shaqada laga ceyriyo.

Banaan baxaan ayaa yimid ka dib markii maalmo ka hor shaqadii ciidamada laga joojiyey ilaa 700 oo ka tirsanaa ciidamada Xooga Dalka Somaliya ka dib markii dib u habeyn lagu sameeyey sida ka soo baxdey saraakiisha Milatariga.
Sidoo kale waxaa ay ku soo Beegmeysa xili ay jiraan diidmo ka soo baxeysa Dowlada Mareykanka oo dadkeda uga digtey in aysan soomaliya aadin yo dowlada Somaliya oo arintaas hoos u dhirtey in ay wax ka jiraan oo madaxa la taliyaha madaxweynha uu ka Hadley in aan dheg loo dhigin hadalka mareykanka
English News Update
Foreign Secretary welcomes progress made in Geneva on Ukraine
19-04-2014

Somalia: A roadside explosion targets AMISOM convoy in Kismayo
26-03-2014

AMISOM condemns attack in Buulo Burto town in Hiiraan
19-03-2014

Al Shabaab leader urges Somalis to battle old enemy Ethiopia
11-03-2014

Al-Shabab 'retreat' in battle for town
07-03-2014

Ukraine crisis: Crimea military base stand-off 'ends'
07-03-2014

EXCLUSIVE: LYPITA NYONG’O IS DATING “WAVIN’ FLAG” RAPPER K’NAAN NOT JARED LETO!
05-03-2014

Somalia’s Sacked Soldiers Threaten Mogadishu’s Security
28-02-2014

Hargeysa Airport Second Phase to start.
28-02-2014

Mogadishu faces new Suicide attack this morning after car exploded near restaurant.
28-02-2014

Genocide Experts Find Third Mass-Grave In Hargeysa Somalia
28-02-2014

SAMATAR YARE
RIYADA CARUURTA
QIYAAMO MUSALSAL
MARIA CLARA
JACEYLKA
DABINKII DUMARKA
SANADIHII LUMAY
SANADIHII LUMAY
FANKA IYO SUUGAANTA
Render time: 0.04 seconds 8,889,612 unique visits Top