MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Dowlada Mareykanka oo shacabkeeda ugu baaqday inay feejignaan galaan
Madaxweynaha Mareykanka oo ka hadlayay Tvga qaranka Mareykanka ayaa sheegay in xaaladaan lagu jiro ay sababi karto in dhibaatooyin ay geystaan kooxaha Al-Qaacida isagoo soo hadal qaaday kooxda Al-Shabaab oo ka dagaalanta Soomaaliya taasina uu sheegay in loo baahan yahay in laga hortago oo ay ciidamada Mareykanka ay feejignaan ay galaan.


Obama ayaa sheegay in Shabaab Al-Qaacida ay shacabka ugu baaqeen inay jawaab ka bixiyaan aflagaadada loo geystay Nabigeena isagoona taasi ku micneeyay inay dhici karaan weeraro kaga yimaada Shabaab.

Madaxweynaha Mareykanka oo ku dheeraaday ka hadalka hanjabaadka ka soo yeeray Ururka Al-Shabaab oo u muuqatay mid saameyn ku yeelaneysa ayaa sidoo kale waxa uu tilmaamay in gabi ahaanba la adkeynayo ammaanka goobaha muhiimka ah ee dalka Mareykanka ka mid ah iyo safaaradaha ay ku leeyihiin dunida muslimka sidaasi daraadeedna ay ciidamo badan u direen qaar ka mid ah wadamada banaanbaxa ay ka socdaan.

Mareykanka ayaa farta wadnaha ku haaya iyadoo uu ka baqayo weeraro argagixiso oo kaga yimaada kooxaha islaamiyiinta ee ka tirsan ururweynaha Al-Qaa’ida si la mid ah weerarkii naxdinta badan ku reebay muwaadininta Mareykanka iyo dowlada kaasi oo lagu qaaday daarihii ganacsiga ee ku yaalay Magaalada Newyork taasi oo ilaa iminka ay ka sheekeyaan.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,500,089 unique visits Top