MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
DAAWO SAWIRADA; Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud oo kulan la qaatay wafdi ka socda QM oo Muqdisho soo gaaray
Wafdi ka socda QM ayaa soo gaaray magaaladda Muqdisho iyagoo kulan gaar ah la qatay maadxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud.

Saraakiishan ka socota QM ayaa waxaa hogaaminaya kaaliyaha xoghayaha guud ee qaramada midoobay ee Soomaaliya antinomy burneury iyo saraakiil kale.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xaalada dalka gaar ahaan Wafdiga QM oo madaxweynaha cusub ugu hanbalyeeyay doorashadii uu ku guulaystay ee dhawaan Muqdisho lagu qabtay.

QM ayaa sheegtay in ay kaalmo la garab taagan tahay dowlada cusub ee Soomaaliya iyagoo ka rajeeyay madaxweynaha cusub inuu kasoo dhalaalo wajidbaadkiisa qaran.

Dhankiisa ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud waxaa uu sheegay inuu soo dhaweynayo doorka QM ee arimaha Soomaaliya diyaarna uu uyahay in howsha uu halkeeda kasii wado.

Madaxda Beesha Caalamka ayaa hanbalyo usoo dirtay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya kaas oo aan shacbiyad badan oo dibada ah horey uhaysan hase ahaatee taageerada ugu balaaran ka helashay shacabka gudaha kunool.

Maalinta Axada ah ayay wafuuda caalamka ka qeyb gali doonaan caleemo saarka maadxweyne Xasan Sh Maxamuud oo hada si KMG ah kula sii wareegay xafiiskiisa.

DAAWO SAWIRADDA
Comments
Render time: 0.02 seconds 4,491,411 unique visits Top