MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Dowladda Suoth Africa oo Wax ka Qabaneysa Dhibaatooyinka loo Geysto Ajaaniibta
Iyadoo ay sii kordhayaan dhibaatooyinka loo geysto Soomaalida ku nool dalka South Afrika ayaa waxaa arrintaasi war kasoo baxay dowladda South Afrika waxaa lagaga digay in aan la dhibaateyn karin dadka ajaanibta ah ee kusugan dalkaasi.

Arintaan ayaa ka dambeysay kadib markii golaha wasiirada dalka South Afrika ay yeesheen kulan xasaasi ah oo looga hadlaayo dhibaatada loo geysto dadka ajaanibta ah ee kusugan dalkaasi.

Qaar kamid ah dadka ku dhaqan dalka South Afrika ayaa inoo sheegay in ay jiraan dhibaatooyin badan oo dadka Soomaalida ah ay la kulmaan hase yeeshee kulan ay isugu yimaadeen masuuliyiinta dalka South Afrika arintaasi looga hadlay.

Sidoo kale dadka soo jooga dalkaasi waxay sheegeen in dhibaatooyinka kala duwan ee dadka ajaanibta ah ee ku nool dalkaasi ay la kulmaan kuwaasi oo ay kamid yihiin jirdil dhac, dhaawacyo iyo waxyaabo badan oo kale.

Dalka Souuth Afrika ayaa waxaa kunool dad badan oo Soomaali ah iyo sidoo kale ajaanib kuwaasi oo dalkaasi u tagay in ay ka shaqeeystaan balse dhibaatada ugu badan dalkaasi waxaa loogu geystay dadka Soomaalida ah ee ku ganacsada.
Comments
Render time: 0.06 seconds 4,536,101 unique visits Top