MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
(SAWIR)Wariyihii caanka ahaa ee Axmed Maxamed Nairobi oo geeriyooday
Warihii caanka ahaa ee BBC-da laanteeda afka Soomaaliga Axmed Maxamed Taajir (Nairobi) ayaa lagu soo waramayaa in uu ku geeriyoodey magaalada Siyaloow (Isiolo) ee dalka Kenya.


Axmed Nairobi oo caan ku ahaa barnaamijka baafinta dadkii kala lumey dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya ka dib ayaa la sheegey in uu u dhintey xanuun, isagoo jirey 70 sanno ka badan.

Wuxuu ahaa wariye rugcadaa ah, waxaana aad loo jeclaa codkiisa oo uu qaqabanjirey, iyo afka Soomaaliga oo uu ugu hadli jirey si gaar ah.

Sanadihii dambe waxa uu Axmed Taajir u shaqayn jirey taleefishinka ETN ee Afka Soomaaliga.

Waxaan tacsi u direynaa dhamaan bahda saxaafadda iyo umadda Soomaaliyeed ee uu wariyaha ka baxay.
Comments
Render time: 0.02 seconds 4,481,087 unique visits Top