MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
AMISOM wada dhaq dhaqaayo aan caadi ahayn oo ay ku doonayaan inay kula wareegaan degmada Jowhar ee Sh/dhexe.
Taliska ciidamada AMISOM ayaa markaan waxa uu wadaa dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay ku doonayaa inay kula wareegaan magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Sh/dhexe.

Saraakiil ka mid ah AMISOM oo aynu qadka taleefanka kula xiriirnay ayaa waxay inoo sheegeen in markaan ay ka go'an tahay sidii ay cagta u saari lahaayeen degmada Jowhar islamarkaana ay uga saari lahaayeen ciidamada Al-shabaab.

Duleedka degmada Balcad waxaa maanta ka taagan dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay wadaan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM waxaana markaa qal qal aan caadi ahayn uu ka muuqdaa degmada Jowhar ee gobalka Sh/dhexe dadak jooga.

Shacabka ku dhaqan degmada Jowhar ee xarunta gobalka Sh/dhexe ayaa markaan waxay u muuqdaan kuwo aad uga baqaaya in degmada ay ku noolyihiin dagaalo ay ka qarxaan maadaama dhankooda duulaan xoogan uu ku wajahanyahay.

Si kaataba ha ahaatee maalmahaan dambe ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM waxa ay wadaan dadaalo ay ku doonayaan in ciidamada Al-shabaab ay kala wareegaan deegaano badan oo ka mid ah gobalka Sh/dhexe oo degmada Jowhar ay ugu horeeso.
Comments
Render time: 0.06 seconds 4,568,241 unique visits Top