DAAWO MUUQAAL:ahaan: AlQacida oo Flim kasoo saartay Weerarkii lagu qaaday daarihii Mareykanka ee Twin twers”
Labo maalin kahor ayay ahayd markii loo dabaal dagayay weerarkii lagu qaaday daarihii ugu dheeraa caalamka ee Twin twers, waxaana weerarkaas ka danbeeyay AlQacida.
Hogaamiyaha AL Qacida Eyman AlDawahiri ayaa ka dhex muuqda Flimkan ay soo saareen Ururweynaha AlQacida, waxaana sanadkan uu kusoo aadayaa xili la dilay Hogaamiyahoodii Osama Bin Laden.