Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
      
|
(Daawo Vedio) Banaan Bax Lagu Taageerayo Madaxweynaha Cusub Ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya OO Ka Dhacay Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool |
|
Banaan bax lagu taagerayo Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay Magaalada Laascaanood, kaas oo ay soo qaban qaabiyeen haweenka ku dhaqan Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Waxaana banaan baxaasi kasoo qayb galay dhamaanba haween ku dhaqan Magaalada Laascaanood,
Iyagoona banaan baxaasi kusoo bandhigay shucuurtooda dareen Iyo taageerada ay u hayaan Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud.
Banaan baxan oo ahaa mid baladhan ayaa waxaa hadalo kala duwan kasoo jeediyey dhamaanba haweenkii kasoo qayb galay, iyagoona si aada usoo dhoweeyey hogaanka cusub ee loo doortay dalka. Hadaba banaan baxaasi iyo waliba sida uu u dhacay Halkan Hoose Halkan Ka Daawo.
Halkan Ka Daawo
Wariye Abdirahman Wadani
Email axmedyare1001@hotmail.com
Xafiiska Wararka Ee Saafifilms.com
Buuhoodle Soomaaliya
|
|