MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Faah faahin:Sarkaal Ka Tirsan Nabadsugida Kenya oo Lagu Dilay Xerada Xagardheer
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa dil shalay ay kooxo hubeysan xerada Xagardheere ee degmada Dhadhaab ee gobbolka Waqooyi Bari Kenya ugu geysteen sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Nabadsugda ee Dowladda Kenya.

Sargaalka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Yuusuf Cabdi waxaana ragg bastoolado ku hubeysan ay shalay ku tiigteen xerada Xagardheere, sarkaalka ayaa la toogtay xili uu ku guda jiray howlihiisa shaqo.

Dilalka loo geysanaayo saraakiisha iyo shaqsiyaadka ka tirsan Dowladda Kenya, waxaana arrintaan ay soo if baxday wixii ka dambeeyay markii ay Ciidama Kenya ay gudaha u soo galeen dalka Soomaaliya mudo haatan laga joogo sanad
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,534,701 unique visits Top