(DAAWO VIDEO) Walxaha qarxa oo lagu qabtay Laascaanood & Ciidanka oo tacsi u diray wariyihii la dilay
Waxaa maanta lagu soo bandhigay magaalada Laascaanood walxaha qarxa oo laga soo qabtay goobaha ay dadka isugu imaadaan iyagoo ay ciidanka sheegeen in dad weynaha ay soo ogeysiiyeen.
Dhanka kale waxa ay ciidanka Laascaanood tacsi u direen wariyihii lagu dilay shalay.