MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
(DAAWO VIDEO) Shabaab aad ubadan oo lagu soo bandhigay Magaaladda Muqdisho
Hay’ada nabad sugida dowlada Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay dagaalyahano badan oo katirsan Kooxda Al-Shabaab ee kasoo horjeeda dowlada Soomaaliya.

Dagaalyahanadan Shabaab ee lasoo bandhigay ayaa gaaraya ilaa 50-meeyo, waxaana qaarkood lasheegay in howlgalo lagu soo qabtay halka kuwa kalana ay isa soo dhiibeen.

Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg ayaa usheegay saxaafada in ay isa soo dhiibeen dhalinyaradan Shabaab, isagoo carabka ku adkeeyay in dhalinyarada ay haatan fahmeen in dan aysan ugu jirin ka bar bar dagaalanka Shabaab.

Dhalinyaradan ayuu sheegay in loo samayn doono xirfado iyo shaqooyin si nabadaysan ah, isla markaana la hilmaansiiyo dagaaladii ay Shabaab bareen.

Muqdisho ayaa dhawaanahan waxaa kusii badanaya dhalinyaro badan oo sheegaya in ay kasoo go’een Al-Shabaab tan iyo markii laga saaray deegaano badan oo kuyaal Koofurta dalka.





Comments
Render time: 0.03 seconds 4,486,603 unique visits Top