MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Sidii:"Dadka dhintay hadey shacab ahaayeen allaha u naxariito, waxaana loo heystay in gaarigii ay saarnaayeen uu ahaa mid ismiidaamin lahaa"
"Dadka dhintay hadey shacab ahaayeen allaha u naxariito, waxaana loo heystay in gaarigii ay saarnaayeen uu ahaa mid ismiidaamin lahaa" sidaasi waxaa yiri gudoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose ee dowlada federaalka Soomaaliyeed, C/Qaadir Maxamd Nuur (Siidii) oo warbaahinta la hadley.

"Dad Ehelkooda uu dhintay ama Dhaawacmey sidey doonaan ayay u hadlayaan, mana u qabaneyno warkooda, Ciidamada Amisom haddii Gaariga ay madfac ku dhufan lahaayeen isagoo dhinaca dowlada ay maamusho ka yimid, waan eedi lahayn, laakiin wuxuu ka yimid dhinaca Qawaarijta, Taas ayaana keentay in xabad xooda looga qaado" ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

"Nimankaas (Alshabaab), waxay u ogolaadeen in iyadoo dagaalku socdo uu gaariga u soo dhaqaaqo dhinaca Amisom, waa wax ay ugu talo galeen" ayuu mar kale yiri.

Hadalkan ka soo baxay xalay gudoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose ayaa imaanaya iyadoo shalay gaari ay wateen dad shacab ah ay gubeen ciidamada Amisom, kaasi oo dad badani ku dhaawacmeen, kuwa kalena ay ku geeriyoodeen.

Xafiiska wararka ee Saafi Films Muqdisho.
Comments
Render time: 0.16 seconds 4,537,322 unique visits Top