MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Afhayeenka Alshabaab oo Faahfaahin ka bixiyay dagaalka Leego
Xarakada Alshabaab ayaa guulo ka sheegatay dagaalo ay la galeen dowlada federaalka Soomaaliyeed iyo ciidamada shisheeye ee garabka siinaya, xilli dowlada federaalka iyo Amisom ay sidoo kale guulo sheegteen.

Afhayeenka dhinaca howl galada xaralada Alshabaab ayaa faah faahin ka bixiyay dagaaladii ugu dambeeyay ee ay la yeesheen ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom, isagoo sheegay in dagaaladaasi ay waxyeelo ku gaarsiiyeen dhinacyadaasi.

Afhayeenka Abuu Muscab ayaa sheegay in ciidamada Amisom iyo kuwa dowlada oo isku dayay in ay goobo hor leh isku fidiyaan ay ku dhufteen dharxbaaxo xoog leh, waa sida uu hadalka u dhigaye.

Wuxuu sheegay in ay dileen afar askari oo ka tirsan ciidamada Amisom, gaarina ay ka gudeen, isagoo dhinaca kalena tilmaamay in ay ka hor istaagen dhaqaaqii ay sameyn lahaayeen.
Comments
Render time: 0.21 seconds 4,473,525 unique visits Top