Dhalinyarada da'adoodu ay ka yartahay 19 jirka ayaa aduunka oo dhan ka siman daandaansiga iyo balan ay u sameysataan si ay isu dagaalan hadaba waxaan maanta halkaan idiinku heynaa gabar Soomaaliyeed iyo gabar cadaan ah oo si xun isu dagaalay ayadoo dadkii meesha joogayna halkii ay ka kala celin lahaayeen midba kaamero ka duubanaayey.
DAAWO Dowlada Soomaaliya oo qaati ka taagan Xoogsato ajaanib ah oo si sharci daro ah kaga shaqaysta Dalka!
Dowlada Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay inay ka cabanayso oo ay qaati ka taagan tahay xoogsato aajanabi ah oo si sharci daro ah uga shaqaysanaayo dalka Soomaaliya.
DAAWO Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah
Soomaalida ka ganacsata daroogada ee dalka Canada ayaa waxaa la sheegay inay lacago faro badan ay ku raadinayaan filim fadeexad ah oo muujinaayo duqa magaalada Toront ee dalka Canada oo isticmaalaaya daroogada cocaine.